Xukuumadda Somaliland Go`aamo Kasoo Saartay Zaadka Iyo Edahab
December 20, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida la-dagaalanka sixir bararka ee Somaliland iyo shirkadaha waa weyn ee dalka ayaa waxaa ay maanta iskugu yimaadeen kulan balaadhan oo ka qabsoomay magaalada Hargeysa.
Kulankan ayay waxa ay guddidaasi go’aamo adag ay ka soo sareen adeegyada lacagaha la isku diro ee Zaadka iyo Edahab-ka