berberatoday.com
Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Digniin Udiray Shirkadaha Isgaadhsiinta
December 20, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibrahim Jaamac Baqdaadi, ayaa Warsaxaafadeed uu maanta soo saaray uga digay Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Telesom, Somtel Dahabshiil iyo Golis Somaliland aanay mobiladooda ku diri karin Wixii lacag ah ee ka yar 100 dollar.

Gudoomiye Baqdaadi ayaa sheegay in Shirkadaha Isgaadhsiinta Telesom, Somtel Dahabshiil iyo Golis Telecom Somaliland ay adeegyadooda Zaad, E-Dahab iyo Sahal ay diraan Lacagta ka yar 100$ taasina ay caqabad ku tahay la dagaalanka Sicir bararka, ilaalinta iyo dejinta Shilling Somaliland Isla markaana ay burinayso go’aanadii hore Xukuumadda Somaliland uga soo saartay Sicir bararka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews