Wafti Ka Socda Midowga Xisbiyada Siyaasadda Ee Dalka South Afrika Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland!
December 20, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti balaadhan oo ka socda midowga Xisbiyada siyaasada ee dalka South Africa ayaa manta galinkii Danbe soo gaadhay caasimada magaalada hargaysa ee Jamhuuriyada Somaliland.
