Dawladda Koonfur Afrika Oo Caddaysey Taageeradeeda Qadiyadda Somaliland
December 22, 2020 - Written by admin
South Africa(Berberatoday.com)-Wasiirka Waxbarasha Sare ee dalka Koonfur Afrika Dr Blade Nzimande ayaa muujiyay taageerada qadiyada madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee dawladdiisa, mar uu ka hadlayey shir golaha dhexe ee xisbigiisu yeeshay.
