Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Laba Beelood Mag Ugu Kala Wareejisay Deegaanka Ceel Afwayn”Daawo Muuqal
December 22, 2020 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada gobolka sanaag Oo uu weheliyo maayarka magaalada ceel afwayn ayaa manta Mag ugu kala wareejiyay laba beelood oo wada dega Deegaanka ceel Afwayn.

