Qarax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Addis Ababa.
December 22, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Saddex qof ayaa Axaddii shalay ku dhintay markii bambo meel lagaga tagay ay ku qaraxday caasimadda Ethiopia ee Addis Ababa, sida ay ku warameyso wakaaladda wararka ee dowladda.