berberatoday.com
Somaliland Shaqaale Lunsi Hantiyeed Lagu Helay Oo Lagu Xukumay Xadhig Gaadhaya Sadex Sanno Iyo Ganaax Lacageed.
December 22, 2020 - Written by admin

Burco(Berberatoday.com)-Laba kamida Shaqaalaha ka tirsana wasaarada Maaliyada Gaar ahaana Waaxda Cashuuraha Beriga ee Burco ayay Xukun ku riday Maxkamada Gobolka Togdheer kadib markii Lagu Helay Lunsi hanti umadadeed oo ku dhaw $10000(toban kun oo dollar),

Xukunka ay maxkamada riday ayaa isugu jiray soo celinta lacagtaasi, Ganaax iyo xadhig gaadhaya sadex sano.

Sidoo kale Hanti dhawrka Guud ee Qaranka ayaa Baadhis Cusub ka Bilaabay Dawlada Hoose Ee Burco.

Baadhistan oo noqonaysa Tii ugu horeysay nooceeda ah ee ay Fulinayaan Hantidhawrka Guud Qaranku sida uu HCTV u sheegay kuxigeenka hantidhawrka Guud Sacad Riiraash ayaa ku jihaysan dabagal iyo baadhis lagu samaynayo Mashaariicda JPLG ee laga fuliyay magaalada Burco.

 

  Xabiib Cige Xasan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews