Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Dood Adag Ka Yeeshay Odoroska Miisaaniyada 2021.
December 22, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa dood adag ka yeeshay odoroska miisaaniyada 2021 ee dhawaan wasaarada maaliyadu usoo gudbisay
Sidoo kale xildhibaanada ayaa soo bandhigay khaladaadka miisaaniyada iyo meelaha muhiimka ah ee aan lagu xusin