48 Dhaliyaro Tahriibayaal Ah Kuna Xanibnaa Libiya Oo Dib Loogu Soo Celiyay Somaliland”Daawo Muuqal
December 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garoonka diyaaradaha caasimada hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyay 48dhalinyaro ah oo tariib hore ugu tagay dalka libaya oo ay mudo ku xanibnaayeen kuwaasi oo dib loogu soo celiyay dalkoodii Hooyo ee somaliland.
