“Umad kasta Madaxdeedu Waa La Meeqaam”Sheekh Barbaraawi.
December 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Barbaraawi oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay umad kasta iyo sida ay isku meeqaamka uyihiin madaxdooda isagoo sheegay in madaxdu ka timaado bulshada haday wanaagsan tahay iyo haday xun tahayba