Xukumada Itoobiya Oo Muddaysay Xilliga Doorashooyinka Khilaafku Ka Taagnaa La Qabanayo
December 26, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ethiopia, ayaa qaban doonta doorashada baarlamaanka 5-ta June ee sanadka 2021, sidaasina waxaa Jimcaha maanta ah sheegay guddiga doorashooyinka qaranka, iyada oo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu isku dayayo in uu joojiyo rabshadaha siyaasadeed iyo qowmiyadeed ee dhimashada badan dhaliyay ee ka dhacay dhowr gobol.
ABIY AHMED 2020