Haay’ad Caalami Ah Oo Malaayiin Dollar Ku Maal Gelinaysa Laydhka Somaliland Iyo Somaliya.
December 27, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hayada caalamiga ah ee AECF Ayaa maalaayiin dollar ku maalgalisay laydhka qoraxda laga dhaliye ee wadamada kazoo hooseeya saxaraha iyadoo ay kamid yihiin Somaliland iyo somaliya.
