Beesha Abokor Ciise Oo Shaacisay Murashixinta Umatalaya Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Gobolka Saaxil”Daawo Muuqal
December 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka, waxgaradka, siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka iyo dhalinyarada beesha abokor ciise (ciise muuse/) oo magaalada hargaysa ku qabtay munaasibad ayaa shaaciyay laba musharax oo beeshu isku raacday in ay uga kala tartamaan golaha wakiilada gobolka saaxil iyo golaha deegaanka degmada berbera.
