berberatoday.com
Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Ka Hadlay Xaalada Wax Soo Saar Ee Dalka, Digniina Udiray Haayada WFP.
December 29, 2020 - Written by admin

Xildhibaanada golaha guurtida somaliland Ayaa fadhigoodii golaha dood ka yeeshay xaalada wax soo saar Ee somaliland iyo xaalada kala xidhnaasho ee dunida kadib Markii ay saameeyeen colaado iyo xanuunka covid19

Xildhibaan suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida ayaa si qoto dheer uga hadlay wax soo saarka somaliland iyo sida haayadihii ku shaqada lahaa aanay uga shaqaynin

Sidoo kale xildhibaan suldaan ismaaciil ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in la horumariyo waxsoo saarka dalka si looga digtoonaado in ay shacabka somaliland saamayso cunto yaraan ay sobobta kala xidhnaanshaha caalamku.

Dhanka kale xildhibaan suldaan ismaaciil ayaa ganacsatada reer Somaliland ugu baaqay in ay wax soo saarka dalka galiyaan dhaqaale.

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews