Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Suuq Cusub Oo Ay Uheshay Kaluunka Dalka.
December 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Marwo Yurub Abiib ayaa ka warbixiyay xukuumada somalland dadaal wayn ugashay sidii suuq loogu heli lahaa kaluunta dalka iyadoo sheegay in shir ay dhawaan ka qaybgaleen ay kazoo heleen suuq cusub oo loo helay kaluunka dalka