Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Markii Ugu Horraysey Ka Hadashay Qorshe Ay Wadday Oo Ay Fulintiisa Ku Fashilantay
December 30, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysey sheegtay inay awoodi wayday inay wax ka qabato Bacda oo dhibaato badan ku haysa deegaanka.
