Mudaharaad Laga Soo Horjeedo Sixir Bararka Iyo Isticmaalka Lacag Somaliga Oo Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
December 31, 2020 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka sool ee laasnacood ayaa maanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga cabanayaan sixir barariyo isticmaalka lacag somaliga laga soo waarido koonfurta somaliya.
