Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Xiin Galool”Daawo Muuqal
December 31, 2020 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka xiin galool oo katirsan gobolka sanaag