berberatoday.com
Siyaasi Faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti
January 2, 2021 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Siyaasi Faarax Macallin Oo  Hore  usoo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo uu sheegay in uu kazoo horjeedo somaliya oo dawlad cagaheeda isku taagta noqota

Sidoo kale, Siyaasi Faarax Macallin ayaa nasiib daro weyn uu ku tilmaamay in Madaxweyne Geelle uu Jabuuti u ka dhiga mid   qoyskiisu Xukumo

Siyaasi Faarax Macalin ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Tuwetarka

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews