War Murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Magaalada Garoowe Uga Socday Madaxda Somaliya!
January 2, 2021 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Shirka Madasha dood wadaaga oo ay soo qaban qaabisay Hergate kaasi oo ay madaxda siyaasada somaliya shir dhowr maalmood socday ay ugu qabatay magaalada garoore ee maamulka goboleedka Punthland ayaa kazoo gabo gabeeyay kaasi oo aga soo saaray warmurtiyeedka