Qoyska Abwaan Meecaad Miigane Oo Sheegay In Xoog Lagaga Haysto Dhul Ay Ku Leeyihiin Magaalada Hargaysa Iyo Dulmiga Loo Gaystay.
January 3, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoyska abwaankii caanka ahaa ee Alle ha,unaxariistee Meecaad Miigane ayaa sheegay in dhul ay ku leeyihiin magaalada hargaysa kaasi oo dacwadoodu ka socoto mudo labaan sano ah.
