berberatoday.com
“Waxaan Leeyahay Shacabka Somaliland, Cidii Dhibsatay Hadalka Madaxwaynaha, Raali Ka Ahaada”Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan.
January 3, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan oo kamid ah madax-dhaqameedka gobolka gabiley ayaa ka dareen celiyay hadalhaynta ka dhalatay khudbadii madaxwaynaha somaliland ka jeediyay markii safarkaga kaga soo noqday jabuuti degmada Agabar ee gobolka gabiley isagoo sheegay in aanu madaxwaynuhu ula jeedin reero cidii laga badiyay balse uu ula jeeday xisbigii laga guulaystay ismarkaana tafsiir khaldan laga bixiyay.

Sidoo kale Caaqil Maxamed cabdi Qawdhan ayaa raalingalin kasiiyay shacabka somaliland iyo cidkasta oo dhibsatay  hadal madaxwaynuhu ka jeediyay degmada Agabar

Dhanka kale caaqil qawdhan ayaa madaxda xisbiyada ugu baaqay in aanay turjubaado khaldan ka bixin hadal madaxwaynaha kuwaasi oo bulshada kala qaybinaya

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews