“Beeshayda Waxaan Leeyahay, Saddex Gobol baad Degtaane Laandheerinimadiina Muujiya..” Badhasaabka Sool
January 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa tilmaamay in dadaal iyo juhdi badan oo ay sameeyeen in Shacabka Gobolka Sool wax badan fahmeen, haddana ku qanacsan yihiin qaranimada Somaliland, waxaanu xusay in Gobolka Sool, aanu la duruuf ahayn Gobollada kale ee dalka ee loo baahan yahay in la soo gaadhsiiyo.