Dahsoon; Sobobaha Xiligan Dalka Turkiga Loogu Dhiibay Hogaaminta Taliska Ciidamada NATO.
January 4, 2021 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Dawlada Turkiga ayaa xiligan loo dhiibay hogaanka ciidamada gaashaan buurta Nato iyadoo lasheegay in lugwayn kulahaa in Turkiga loo dhiibo hogaanka talis ciidamada nato madaxwaynaha cusub ee dalka maraykanka Jeo Biden.
