Dowladda Ingariiska Oo Safiir Cusub U Magacawday Soomaaliya
January 4, 2021 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Dowladda Britain ayaa badashay safiirkeedii Soomaaliya Amb, Ben Fender iyadoo soo magacaawday safiir cusub oo noqoneysa haweeney lagu magacaabo Kate Foster.
