Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Dhagax Dhigay Warshada kala Habaynaysa Qashinka Dareeraha Ah.
January 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan maareeyaha biyaha hargasya iyo masuuliyiin kale ayaa dhagax dhigay warshad kala habaynaysa qashinka dareeraha ah