berberatoday.com
Nin Soomaali Ah Oo Hinaaso Darteed Loogu Dilay Dal Ku Yaalla Yurub
January 4, 2021 - Written by admin

Geneva(Berberatoday.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa nin Soomaali ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay Magaalada Geneva dalka Switzerland, sida ay sheegayaan wararka aan halkaas ka heleyno.

Dilka loo geystay nin Soomaali ah ayaa waxaa ka dambeeyay nin kaloo isna Soomaali ah waxaana falkaas uu u adeegsaday Minddi ama tooreey oo qeybaha sare ee jidhka lagaga dhuftay.

Gacan ku dhiiglaha ayaa dilay Marxuumka, kadib markii uu ka war helay in uu xadhiidh Jaceyl ka dhaxeeyo xaaskiisii carruurta u dhashay oo ay kala tageen, sida ay sheegeen dad ku sugan Magaalada Geneva dalka Switzerland.

Dad Soomaali ah oo ku sugan dalka Switzerland ayaa tegay goobta uu falka ka dhacay, isla markaana markii hore isku dayay inay cisbitaal u qaadan Muwaadinka tooreyda lagu dhuftay, hayeeshee markii dambe ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews