berberatoday.com
Markab Sida Wiishash Casriya Oo Lagu Rikibi Doono Dekeda Cusub Oo Soogaadhay Marsada Berbera
January 6, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Dekadda Berbera Waxa Kusoo xidhay Markab ay Saaran yihiin 4 Wiish oo kamida 8 Wiish oo Nooca Raseeya Koontiinarada Lagu Keeno Badeecadaha Kala Duwan.
Mareeyaha Hayada Dekadaha Somaliland Said Hassan oo goor dhaweyd qoraal uu Bartiisa Facebook soo dhigay kaga Warbixiyey wishashkan
Ayaa waxa uu qoraalkiisu u dhignaa sidan
“Waxa aannu Xalay Saqdii dhexe ku soo xidhnay Dekedda Berbera, Markabkii soo qaaday Afartii Wiish ee ka hadhsana Siddeeda Wiish ee aannu ugu tala-galnay in ay raseeyaan Koonteynarada Dekedda Cusub ee Berbera ( 8 Rubber Tyred Gantry Cranes (RTGs). Siddeedii Wiish ba hadda waa ku diyaar Dekedda Cusub ee Berbera. Sidoo kale waxa aannu dhawaan soo rari doonna Saddex Wiish (3 STS Gantry Cranes), oo ah nooca ka roga Maraakiibta Koonteynarada oo lagu rakibi doono Dekedda cusub Insha allah.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews