Warbaahin Caalamiya Oo Saadaalisay In Ruushku Uu Saldhig Ka Samaysanayo Berbera, Marka Ciidammada Marayanku Soomaaliya Ka Baxaan 15-ka Bishan!
January 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-15-ka bishan January waxa dalka Soomaaliya ka baxaya Ciidammadii ka joogay Maraykanka, kuwaasi oo sanadihii u dambeeyay halkaa ka hayey hawlo ay ugu muhiimsanaayeen Tababbarada Ciidammada iyo la dagaalanka Kooxda Al-shabaab.
