“Waxaan Xal Somalinimo u Arkaa In Somaliland, Somalia Iyo Djibouti Sameystaan, Barwaaqo Sooran La Mid ah, Kuwa Dawladaha Khaliijka”Agaasimaha Baanka Somaliland Axmed Carwo
January 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee baanka dhexe ee somaliland Axmed xasan carwo ayaa ka hadlay xalka kaliya ee mustaqbalka ay isku kaashan karaa dawladaha somaliland ,jabuuti iyo somaliya In ay samaystaan midow lamid ah ka wadamada khaliijka carabta oo kale balse aan si kale loo qaadin Karin xidhiidh wadaagsan oo dhexmara wadamada jaarka ah ee kuwada hadla luuqada somaliga.
