berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Caasimada Dalka Maraykanka Iyo Taageerayaasha Trump Oo Udaatay Xarunta Congreska!
January 7, 2021 - Written by admin

Washington(Berberatoday.com)-Waxaa Caawa xoog kula Wareegay Xarunta dhismaha baarlamanka dalka Maraykanka Taageerayaasha madaxwaynihii laga guulaystay Trum kadib Markii uu fariin udiray waxaa la xidhay xarunta baarlamaanka Iyadoo sidoo kale goobta laga daad-guraynayo mudanayaasha, kadib markii ay dhismaha gudaha u galeen taageerayaasha Madaxweyne Donald Trump.

Golaha Congress-ka ayaa doonayey inay ansixiyaan in Mr. JOE BIDEN uu ku guulaystay doorashadii dhacday, balse Donald Trump oo mar dhawayd khudbad u jeediyey taageerayaashiisa ayaa ugu baaqay inay si xooggan isugu soo baxaan, kana hortagaan in la ansixiyo natiijada doorashada oo uu ku dooday in si sharci-darro ah looga xaday, isagoo diiday inuu aqbalo in laga guulaystay. Rabshado xoogan ayaa hadheeyey qaybo ka mid ah caasimada dalka maraykanka ee Washington,

Dhanka kale ciidamada fadaraalka dalka maraykanka ayaa  la tacaalaya sidii ay xarunta uga saari lahaayeen taageerayaasha cadhaysan ee madaxwaynihii laga guulaystay ee dalka maraykanka Donald Trump.

Ficilada iyo Aqbalid la,aanta trump ee guusha madaxwaynaha cusub ee maraykanka Jeo Bide ayaa laga cabsi qabaa in ay dalka maraykanka ka dhaliso dagaalo sokeeye oo daba dheerada kuna salaysan midab kala sooc.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews