Hogaamiyaha Dalka Iiran Oo Mamnuucay Talaalada Coronavirus Ee Ay Soo Saareen UK Iyo Maraykanka.
January 9, 2021 - Written by admin
Tehran(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Ruuxiga ee Dalka Iiraan ayaa Mamnuucay talaalada Coronavirus ee ay soo saareen wadamada Ingiriiska Iyo Maraykanka oo uu sheegay in aan lagu kalsoonaan Karin