Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Jaamacada Nugaal Ee Gobolka Sool.
January 10, 2021 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaarada arimaha dibada Somaliland iyo ka warfaafinta ayaa dhagax dhigay dhismaha jaamacada nugaal ee gobolka sool oo laga hirgalin doono magaalada laascanood.