Dawlada Taiwan Oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah
January 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipel.
