Ciidamada Booliska Somaliland Oo Raadinaya Haweenay Muuqaal Ay Ku Hadidayso Ka Duubtay Gabadh Yar Oo La Joogtay Iyo Dhinacyo Ka Hadlay
January 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa baadi-goobaya Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh yar oo u shaqaynaysay, taas oo illaa xalay Muuqaalkeedu aad ugu baahay baraha Bulshada.
BOOLISKA SOMALILAND OO GURI GABADH MUUQAAL LAGAGA DUUBAY TEGAY 2021