Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Kiisaska Ay Ka Garnaqeen Sanadkii Dhamaaday Ee 2020″Daawo Muuqal
January 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Aden Xaaji Cali ayaa soo bandhigay guud ahaaan kiisaskii ay ka garnaqeen maxkamadaha Somaliland.