Ciidamada Mareykanka Oo Gabi Ahaanba Isaga Baxaya Somaaliya.
January 16, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maanta Oo Jimce Ah bishuna tahay 15 January ayaa ku beegan waqtigii kama danbeysta ahaa ee madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu u qabtay in dhamaan ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Soomaaliya laga soo saaro.
