Dawlada Sucuudiga Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Dalal Ay Somaliya Ku Jirto!
January 16, 2021 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawladda Sacuudiga ayaa uga digtay Muwaadiniinteeda inay ogolaansho la’aan u safraan 12 dal oo Uu saameeyay coronavirus, ilo rasmi ah oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegay.
