Tacsi :- Bahda berberatoday waxay gaarsiinayaan tacsi
January 16, 2021 - Written by berberatoday berberatoday
Tacsi :- Bahda berberatoday media waxay tacsi udirayaan qaraabadii iyo ehelkii ay ka geeriyootay wasiirada hore shukhri xariir ismaciil oo ahayd saxafiyada muda dheer saxaafaada ku soo jirtay .
waxaan tacsida si gaara ugu direynaa qoysii iyo ciyaalkeedii ilma maxamed c.laahi
illahay samir iyo iimaan haynaga wada siiyo , qaranka iyo qaraabadadaba.
shurkri waxay ahayd qof wanaagsan oo nafteeda usoo hurtay qarankan.
geeridu xaq weeyee
haduu mawtku ku haleelay
illahay janadii fardawsa
hibo hakuu siiyo
aaamin aamiiin