Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Canbaareeyay Xadhiga Afar Wariye Oo Lagu Xidhay Magaalada Boorama.
January 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland ee solja aya si adag uga hadlay xadhiga ay maamulka gobolka awdal kula kaceen afar wariye oo kamid ah suxufiyiinta ka hawgala magaalada boorama.
