Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Ku Daayacan Gobolka Gabiley.
January 17, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo dad iyo xoolo wixii ka cabi jiray oo ay biyo la,aani soo food saartay/

