Wefti Culus Oo Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Ku Soo Wajahan Somaliland!
January 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa Wefti culus u soo diraysa Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
Wargeyska Geeska Afrika ayaa loo sheegay in Maalmaha soo socda ay Somaliland safar ku imanayaan Wefti ka socda Qaramada Midoobay, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, kaasi oo fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho.
