Doonyo Kaluumaysi Oo Ku Degay Xeebaha Somaliland Oo Lasoo Badbaadiyey.
January 18, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Laba Doonyood Ama laash oo ku kala degay xeebaha Somaliland ee saaxil iyo lughayaha ayaa lasoo badbaadiyay dadkii saarnaa iyo doontii ay wateenba.
