Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhaweysay Hadal Uu Safiir Hore Dawladda Maraykanka Dalkiisa Ugu Soo Jeediyey Inay Qunsuliyad Ka Furato Somaliland
January 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee Dawladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya Amb. Stephen M. Schwartz ee ku saabsanaa inay Somaliland istaahisho inay dawladdiisu ka furato Qunsilyad, maadaama ay tahay dal deggan.
