berberatoday.com
Arsenal Oo Garoonkeeda Emirates Guul Raaxo Leh Kaga Gaardhay Kooxda Newcastle United
January 19, 2021 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-rsenal ayaa garoonkeeda Emirates guul raaxo leh kaga gaartay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada horyaalka Premier League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbardhac 0-0 ah oo ay ku kala mareen labada kooxood Arsenal iyo Newcastle United.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo sameeyay fursado badan ee goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 50-aad kooxda Arsenal ayaa hoggaanka u qabatay dheeha waxaana 1-0 ka dhigay Pierre-Emerick Aubameyang, kaddib markii uu goolkan ka caawiyay Thomas.

61 daqiiqo Arsenal ayaa dhalisay gool labaad kaddib markii uu ciyaarta 2-0 kadhigay Bukayo Saka oo caawinta goolkan ka helay Emile Smith-Rowe.

77 daqiiqo marka ay ciyaarta mareysay kooxda Arsenal ayaa sii dheereysatay hoggaaminta ciyaarta Pierre-Emerick Aubameyang ayaana ka dhigay 3-0, waxaana goolkan ka caawiyay Cedric Soares

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 3-0 oo ay Arsenal guul kaga gaartay kooxda Newcastle United oo marti ugu aheyd garoonka Emirates, Gunners ayaa haatan kaga jirta booska 10-aad miiska kala sareynta  ee horyaalka Premier League.

SAWIRRO:

Alex Lacazette pictured in action

Gool FM.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews