Xubnaha Ku Midoobay Ururka Somaliland Jire Oo Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Jsl Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka.
January 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubnaha ku midoobay ururka Somaliland jire oo iyagu ka hadla ariaha qadiyada Somaliland iyo sidii wax loo tosin lahaa ayaa ka hadlay doorashooyinka inagu soo foole iyo caqabadaha ku xeeran.
