berberatoday.com
Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Sugan Gobolka Tigray Oo U Jawaabay Wasaarada Waxbarashada, kana Warbixiyay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin!
January 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Midkamid ah ardaydii reer Somaliland ee dib ulaabtay jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay wasaarada waxbarashada oo ay ku amraysay in aanay ardaydi dib ugu noqonin dalka itoobiya oo ay hore waxbarashadoodii usaameeyeen dagaaladii ka dhacay gobolka tigray oo ay ka waxka bartaan

Sidoo kale ardaydan ayaa ka waramay xaqiiiqada sida ay wax jiraan iyo sida aanay wasaarada wax gurmad ah ugu filin markii hore hadana aanay awoodi in ay si dhab ah ula socoto xaaladooda ardayda reer Somaliland ee ku sugan caasimada maqalle ee gobolka tigray,

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews