Beelaha Muuse Dhariyo Iyo Musharaxiintooda Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiiladu Oo Canbaareeyey Go’aan Ay Xisbiyada Mucaaradku Soo Saareen Oo La Xidhiidha Musharaxnimada Barkhad Batuun
January 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cuqaashu Waxay sheegeen in xisbiyadu ka Leexdeen jidkii Xisbiyada isla Markaana Ay faragalin ku sameeyeen Arimaha Beelaha
Waxay fariin U direen Madxwaynaha Somaliland Iyo xisbiga kulmiye Waxay Madaxwaynaha ka Dalbadeen inuu u fidiyo Kulan Degdega ah si la mida ah sida uu u Qaabilo Beelaha kale ee somaliland
Sidoo kale Waxay xisbiga kulmiye Ka codsadeen inuu Mawqafkiisa cadeeyo oo uu musharaxiinta Beeshooda Aqbalo Hadii kale uu cadeeyo inuu La Qabo Xisbiyada Mucaaradka ah
Berberatoday.com