Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Xisbiyadu Isku Raaceen In Barkhad Batuun Laga Soo Sharaxo Hargaysa.
January 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe oo kahadlay madal ay xisbiyadu ku falanqanayeen sidii loo sharixilahaa beelaha gabooye ayaa sheeegay in laysla gartay in magaalada hargaysa laga soo sharaxo barkhad batuun oo katirsan xisbiga wadani