Maraykanka Oo Ka Digay In Ay Somaliya Ka Dhacaan Doorashooyin Isbarbar Socda Ama Hal Dhinac Ah.
January 25, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-War Kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya iyo Walwalka Mareykanku uu ka qabo is mari-waaga ka taagan Qabashada doorasho leysla ogol yahay.
